Nuacht

DP World is withholding planned investments in Somali ports under its management until the details of the concession ...
Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cali (Jinac) oo lagu wado in uu ku soo baxo duqa cusub ee degmada Boosaaso ayaa saaka noqday… Sii ...
The Somaliland Administration government has instructed the Taiwan Office to cease any publicity about its… Sii akhri ...
Loollan xooggan ayaa ka aloosan gobollada Sanaag iyo Highland, halkaasi oo ay dhaq dhaqaaq siyaasadeed ka wadaan siyaasiyiin ...
Gudoomiyihii degmada Boosaaso, Cabdifitaax Xaaji Shanle ayaa Saaka oo Sabti ah ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii, kaddib markii ay mooshin ka soo gudbiyeen xubno ka tirsan golaha degaanka ...
Dowladda Puntland oo qoraal kooban soo saartay ayaa beenisay warbixin laga sii daayay warbaahinta dalka Jarmalka, taasi oo ku eedeysay… Sii akhri ...
Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa maanta degmada Carmo ee Gobolka Bari ku qabatay doorashada guddoomiyaha cusub ee degmada Carmo, kaddib markii uu is casilay guddoomiyihii hore ee degmadaasi.
The English news website of the German public broadcaster, Deutsche Welle, published what it described as… Sii akhri ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku tegay degaanka Bacaadweyn, ayaa dhagax dhigay dhismaha wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo, taasi oo dowladda Puntland bixinayso ...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo maanta ku wajahan gobolka Mudug ayaa lagu wadaa in uu dhagax-dhigo dib u dhiska jidka Laamiga ah inta u dhexaysa Bacaadweyn iyo Gaalkacyo. Madaxweyne Siciid Deni ...
Somalia has officially rolled out a new biometric border security system, backed by the United States, to fight human ...